Salman Khan wuxuu noqon karaa lataliye fiican, sidaasi waxaa tiri Katrina Kaif



  katrina waxa ay leedahay hadii la  i weydiinlahaa xirfad kale ee uu Salman ku 
wanaagsanyahay waxaan dhihi lahaa la taliye. 
Kadriina ayaa ka hadashay arintaan mar ey
ka soo muuqatay Zoom Show.
waxay tiri Salman Khan waa qof funny ah waana qof ku siinanaya waqti aad ku fikirto.
''waxaa jira hab u gaar ah Salman wuxuuna
noqon karaa habkaasi mid adag mararka qaar''
lakin hada waan la qabsaday habkaas sababtoo ah waxaan wada jilnay filimka Tiger Zinda Hai 
hadana Bharat. isaga ma aha qof suaal badan aktarada qaar waxay jecelyihiin in ey kaala
taliyaan bandhiga tijaabada jilliinka laakiin
isaga wuxuu jecelyahay inuu u dhaafo
directorka howshiisa ayey tiri.
waxaa wax laga  weydiiyay xirfadda 
kale ee uu ku wanaagsanyahay salman khan  
waxey tiri lataliye ,dadka inuu la taliyo.

Martigaliyaha showga ayaa weydiiyay atariishada ugu dhaqanka wanaagsan.
waxey sheegtay in ay aad u jeceshahay Anushka.

No comments:

Post a Comment